Senate-Ka Maraykanka Oo Ku Baaqey In Cunaqabatayn Sacuudiga Lagu Soo Roogo Iyo Sababta
October 11, 2018 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Labo iyo laabatan xubnood oo ka mid ah aqalka senate-ka ee dalka Maraykanka ayaa Madaxweyne Trump u diray qoraal ay ku dalbanayaan in la bilaabo baadhitaan rasmi ah oo ku aaddan saxafigii Sucuudiga u dhashay ee la waayey iyo suurta galnimada ah cunaqabatayn la saaro Sucuudiga.
