Guddiga Wanaag-farista Oo Deeq Gaadhsiiyey Carruurta Ku Jirta Xarunta Agoomaha Hargeysa
October 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddiga Wanaag-farista iyo Xumaanreebista Somaliland, ayaa Deeq gaadhsiiyey Carruurta lagu hayo Xarunta Agoomaha ee magaalada Hargeysa. Waxaanan Warka Deeqdaas idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose.
Daawasho wacan oo wanaagsan