Madaxweyanaha Somaliland Oo Casho Sharaf U Sameeyay Ergadii Kasoo Qayb-gashay Shirkii Dib U Eegidda Siyaasadda Arrimaha Dibadda+Daawo Sawiro
October 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa xalay casho sharaf ku maamuusay ergadii kasoo qayb gashay shirkii dib u eegista siyaasadda arrimaha dibadda ee ka socday magaaladda Hargaysa.

Ergadani oo ka kala socday dalal badan ayaa si weyn ugala shaqaynayay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland qaabkii loosii dar-dar gelin lahaa Siyaasadda arrimaha dibadda iyo ictiraad raadinta Somaliland.