berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Tartan Loo Gelayo Dhismaha Jidka Isku Xidha Hargeysa iyo Kalabaydh
October 14, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiinta wakaalada horumarinta Wadooyinka ayaa waxa ay maanta si rasmi ah u shaaciyeen tartan loo gelayo dhismaha jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Kalabaydh oo dayactir lagu samaynayo, wadadaas ayaa waxa uu dherer keedu dhan yahay 60KM

Gudoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka Nuux Maxamed Xuseen ayaa waxa uu sheegay in 14-ka bisha oo maanta ku beegan ay bilaabmayso baahinta qandaraasku.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

https://youtu.be/tbvOoH2vIFQ

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews