Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Mucaaradada Soomaaliya Ee Horumarinta Dekedda Berbera Iyo Isbedelka Xidhiidhka Itoobiya Iyo Ereteriya
October 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Cabdi, ayaa sheegay inaanay Soomaaliya xaq u lahayn inay soo farogeliso arrimaha Somaliland, waxaanu sheegay in Somaliland tahay qaran ka madaxbanaan Soomaaliya.
