berberatoday.com
Ciidamada Liyuu Booliska Oo Dad Ku Laayay Degmada Xaraaray Iyo Maamulka Dowlad Deegaanka Oo Ka Hadlay
October 15, 2018 - Written by Berbera Today

Jig Jiga(Berberatoday.com)-Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya waxaa labadii maalmood ee u dambaysay ka taagnayd xiisad ka dhalatay dad la sheegay in ciidammada Liyuu Boolisku ku laayeen tuulada Gabrro-yarey ee degmada Xaraarray. Dadkii dhaawaca culus qabay ayaa loo qaaday Cisbitaalka Jig Jiga kuwii halkaa wax lagaga qaban waayayna maanta ayaa loo soo gudbiyey dhanka Addis Ababa. Haddaba waxaa dhacdadaas markii ugu horraysay ka hadlay hoggaanka nabad gelyada ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Mubaarak Sheekh Cumar Dhuuxweyne.

Halkan hoose ka dhagayso warkan oo faah-faahsan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews