berberatoday.com
Gabdho Somali Ah Oo Maydkooda Laga Helay Maraykanka Iyo Dilkooda Lala xidhiidhayay
October 15, 2018 - Written by Berbera Today

Minneapolis(Berberatoday.com)-Labo gabdhood oo Soomaali ah oo da’yar ah oo habeenkii Sabtida ahayd xilli ay guryahooda u soo hoyanayeen lagu waayay magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa hadda meydkooda la helay.

Gabdhaha oo ilma adeer ahaa, laguna kala magacaabo Bushra Cabdi iyo Saynab Cabdalla ayaa la sheegay in meydadkooda laga helay meel balli biyood ah lamana garanayo in baligaas lagu dilay gabdhaha iyo in kale hase yeeshee Ciidammada ammaanka ayaa hadda baadhayaa sida ay wax u dhaceen.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews