berberatoday.com
Wasaarada Warfaafinta Oo Deg Deg Ugu Yeedhay Afar Telefishan Oo Xalay Sii Daayey Warkii Korneyl Caare
October 15, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu maanta kulan deg deg ah ugu yeedhay qaar ka mid ah Telefishanada Somaliland laga leeyahay kuwaas oo la sheegay inay xalay sii daayeen war uu lahaa Korneyl-ka ciidanka Somaliland ka goostey ee Korneyl Caare .

Telefishanadan oo tiradoodu aheyd Afar ayaa waxaa ay kala yahiin Star Tv , Eryal Tv , Saab Tv Iyo Bulsho Tv , waxaana uu wasiirku ku war galiyey in Digniino hore loo jeediyey Afartan Tv oo ku saabsan waxii qaran nimada dhawaacaya in aaney sii deynin .

 

 

Sidoo kale Wasiir Guribarwaaqo ayaa mar kale ugu baaqay in aaney sii deynin waxii ka hor imanaaya qaran nimada Somaliland , waa sida uu hadalka u dhigaye .

Waxaana La sheegay in laysla qaatay inaan dib loo siidaynin wararka noocaasa ee qaranimada Somaliland wax yeelaya

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews