Daawo Muuqalka”Sucuudiga Oo Qirtay Dilka Wariye Jamaal Khashoggi
October 16, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida ay baahiyeen Warbaahinta dalka Maraykanku Dawlada Saudi Arabia ayaa u dhaw in ay qirato Dilka Wariye Jamaal oo ka mid ahaan jiray Saxafiyiinta aadka u dhaliili jiray Xukuumadda ka talisa dalkaasi
Warbixinta laga sugayo Dalka Saudi Arabia ayaa la sheegayaa in ay noqon doonto cadaymo ku saabsan qaabkii ay u dileen iyada oo la sheegay in ay u qorshaysan tahay sidii ay u cadayn lahaayeen in si aan ku talo gal ahayn loogu khaarajiyay Wariyahaas.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/u-j30V5Xx-I