Wasiirka Maaliyada Itoobiya Oo Loo Magacaabey Nin Soomali Ah + Waa Kuma
October 16, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(BerbRaysal wasaaraha Dalka Itoobiya ayaa waxaa uu isku shaandheyn ku sameeyey golihiisa wasiirada halkaas oo uu wasiiro cusub ku magacaabey qaar-na uu xilka kaga qaadey

Raysal Wasaare Abiy Ahmed ayaa waxaa uu wasiirka wasaarada Maaliyada dawlad Faderaalka ah ee Itoobiya u magacaabey Axmed Shide oo hore u ahaa wasiirkii warfaafinta sidoo kale-na ah gudoomiyaha xisbiga talada maamulka Soomalida Itoobiya haya