Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socda Hayadaha Qaramada Midoobay.
October 18, 2018 - Written by Berbera Today
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwayanaha Ismaamulka Somalida Etoobiya Mustafe Cagjar ayaa kulan layeeshay wafti balaadhan oo ka socday haayadaha qaramada midoobay kaasi oo uu kula qaatay magaalada jig jiga
Madaxwayne mustge cagjar ayaa waftigan warbixin ka siiyay xaalada deeganka iyo isku dhacyadii dhexmaray qabaailka somalida iyo oromada
Halkan Hoose Ka daawo Muuqalka Warbixintan
https://youtu.be/_zQgWkrmkII
Berberatoday.com