Siyaasiga Mohamed Cismaan Fadal Oo Daraasad Ku Sameeyay Dekedda Berbera Iyo Shirkadda DP World
October 18, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Maxamed Cismaan Fadal oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa waxa uu soo bandhigay daraasad cusub oo uu ka sameeyay Dekeda Berbera iyo waxa ka fulay mashaariicihii ay balan qaaday Shirkada Dp World
Halkan hoose ka dhagayso warbixintan oo faah-faahsan