Daawo Muuqalka”Qoyska Sheeganaya Dhulka Laga Dhisayo Madaxtooyada Cusub Oo Soo Bandhigay Sharciyada Ay Uhaystaan Dhulkan Iyo Fariin Qiiro Leh Oo Ay Udireen Shacabka Somaliland
October 22, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qoyska leh Dhulka Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Ka dhisayso madaxtooyada cusub ee ku yaala galbeedka hargaysa Oo mudooyinkii udanbeeyay warbaahinta marinayay cabasho ay qabaan ciidamado xoog ku dhisanaya dhulkan ay degen yihiin ayaa fariin culus udiray xukuumada Somaliland, Golayaasha kala duwan ee Qaran, xisbiyada mucaaridka iyo guud bulshada reer somaliland iyagoo ugu baaqay in laga soo gaadho cadaalad darada lagu hayo.
