Daawo Muuqalka”Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Soo Bandhigay Cida Ka Danbaysa Colaada Labada Beelood ee Koonfurta Laascaanood
October 23, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu si adag uga hadley dagaal beeleedka markale ka soo cusboonaaday deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool, Waxaana uu soo bandhigay cida ka danbaysa colaada labada beeleed, Isagoona sheegay in ay xukuumad ahaan ay talaabo adag ka qaadayaan.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warka Wasiir Kaahin