“Magaalada Hargeysa, Boqolkiiba Lixdan Booyadaa U Dhaamiya..”Daawo Muuqalka Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ka Hadlay Xiliga Biyo Ku Filan Hargeysi Helayso
October 25, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa faahfaahiyey Xaaladda Biyaha ee Magaalooyinka Dalka.
Wasiirka oo Maanta ka hadlayey Munaasibad lagu Daah-furay Mashruuc qayb ka ah biyo ballaadhinta Hargeysa, ayaa sheegay in Magaalada Hargeysa 60% ay booyadu u dhaamiyaan oo aanay haysan Biyo Qasabadeed.
Halkan Hoose ka Daawo Khudbadda Wasiirka Biyaha JSL
https://youtu.be/xsjEdp5q76w
Berberatoday.com