berberatoday.com
Akhriso”Awoodaha Maamul Ee Ay Yeelan Doonto Haweenayda Madaxweynaha Ka Ah Dalka Itoobiya
October 26, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Itoobiya ayaa madaxweynaha dalkaas markii ugu horeysay shalay u doortay haweenay , taas oo magaceedu yahay Sahle-Work Zewde, oo 68 jir ah, taas oo badashay Mulatu Teshome.

Image result for Sahle-Work Zewde

 

 

Ka sokoow warka weyn ee ah in gabadhani ay noqonayso qofka kaliya ee dumar ah ee qaaradda Afrika dal ka mid ah madaxweyne ka noqota xilligan, waxay dad badan isweeydiinayaan awoodaha dhabta ee uu xilkani la imanayo.

Awoodaha Madaxweynaha Itoobiya

Awoodaheedu Waxa ay ku cadyihiin qodobka 71-aad ee dastuurka dalkaas, waxaana ka mid ah sida lagu faafiyay bogga rasmiga ah ee dowladda Itoobiya ee http://www.ethiopia.gov.et.

Waxaa ka mid ah magacaabista safiiradda kadib markii talo soojeedinta ay ka timaado Ra’isul wasaaraha. Waxa kale oo uu madaxweynaha qaabilayaa safiirada cusub ee ay dalalka kale Itoobiya usoo dirsadaan.

Waxa uu saxiixayaa xeerarka maxaliga ah iyo heshiisyada caalamiga ah marka uu baarlamaanka meelmariyo, waxaana kadib lagu soo saaraa faafinta rasmiga ee lagu magacaabo Negarit Gazeta.

Waxaa kale oo uu madaxweynaha bixinayaa darajooyinka ciidanka ee sare kadib soo jeedinta Ra’isulwasaaraha.

Iyo ugu dambeyntii madaxweynaha Itoobiya waxa uu bixin karaa cafis, gaar ahaan maxaabiista iyo dadka dambiyada kale duwan loo heysto.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews