“Xisbiyada Mucaaradka Ixtiraam Bay Leeyihiin Talo Soo Jeedin Bay Leeyihiin Taladay Soo Jeediyaan Inaan Qaato Iyo Inaan Tu Dhaanto Qaato Xaq Baan Uleeyahay,Laba Hal Isma Qabtaan Adaa Lagu Doortay Oo Taladii Laguu Dhiibaye Go,aan Gaadh Iyo Hadaad Tayda Qaadan Weydo”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wareysi Siiyay Idaacada BBC-da
October 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Xisbiyada Mucaaradka Ixtiraam Bay Leeyihiin Talo Soo Jeedin Bay Leeyihiin Taladay Soo Jeediyaan Inaan Qaato Iyo Inaan Tu Dhaanto Qaato Xaq Baan Uleeyahay,Laba Hal Isma Qabtaan Adaa Lagu Doortay Oo Taladii Laguu Dhiibaye Go,aan Gaadh Iyo Hadaad Tayda Qaadan Weydo Ood Mar Walba Wax Iweydiin Weydo Iridaad Xidhatay Labadaasi Isma Qabtaan”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wareysi Siiyay BBC-da