Dawladda Soomaaliya Oo Soo Rogtay In Baasaaboorada Lagala Wareegto Dadka Ay Ugu Taalo “Visa” Somaliland Ahi
October 28, 2018 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Soomaaliya ayaa bilowday inay Baasaaboorada Soomaaliga ah kala wareegto dadka Soomaaliya u dhashay ee sita Baasaaboorkaas ee ay ugu tallo dal-ku-galka [VISA] Somaliland ahi.