berberatoday.com
Madaxweyne Gaas Oo Xilkii Ka Qaaday Talyihii Ciidanka Daraawiishta Bedelkiisa-na Magacaabey Iyo Sababta Keentay
October 28, 2018 - Written by Berbera Today

Garoowe(Berberatoday.com)-Digreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Maamulka Somaliyeed ee Putland oo ku taariikhaysan 28 October 2018 ee ku beegan maanta oo Axad ah ayaa taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland loogu magacaabay,Sarreeye Guuto Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen.

Taliyaha la magacaabay ayaa beddelaya General Siciid Maxamed Xirsi(Siciid Dheere) oo xilkan sii hayay,balse saaka ku dhawaaqay in uu u tartamayo doorashada madaxtinimada Puntland ee 2019.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews