Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Qalab kala Duwan Ku Wareejisay Machadka Tabobbarka Shaqaalaha
October 29, 2018 - Written by Berbera Today
“Tallaabadan Ayaa Qayb Ka Ah Hawl-Qabadka Qaran Ee Dib-U-Habaynta Shaqaalaha Dawladda..” Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Sharmaake Geelle
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa qalabkii ugu badnaa gudoonsiisay Machadka Shaqaalaha Dawladda, si kor loogu qaado Xirfada Shaqaalaha Dawaldda ee kala duwan.
Qalabka ay Hayadda shaqaalaha dawladda Somaliland ku wareejisay Machadka Tabobbarka Shaqaalaha 2018