Daawo Muuqalka”Xisbiga Kulmiye Oo Walaac Ka Muujiyey Inay Doorashadu Wakhtigeedii Ku Dhacdo
October 30, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu walaac ka muujiyey inay doorashada wakiilada iyo golaha deeganku wakhtigoodii dhacaan .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/0ZYV90vXXUc
Berberatoday.com