Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo War Ka Soo Saaray Arimaha Doorashooyinka La Filayo Inay Dalka Ka Qabsoomaan
October 31, 2018 - Written by Berbera Today
–
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaanka xisbiga Waddani oo maanta shir iskugu yimid waxaa ay war ka soo saareen arinta kominshanka doorahsooyinka iyo doorashooyinka la rabo inay dalka ka dhacaan
Masuulyiintani waxaa ay sheegen in dib u dhac ku yimaada doorashooyinka soo socda uu masuulyadeeda qaadi doono madaxweynuhu isla markaana waxaa ay sheegen in aaney ka xisbi ahaan aqbali doonin in kominshankani doorasho danbe u qabtaan