War Deg Deg Ah”Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Magaalada Moqdisho
November 1, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-War goor dhoweyd naga soo gaadhaya magaalada Moqdisho waxaa ay sheegayan in qarax xooggan uu ka dhacay Wadada Maka almukarama ee magaalada Muqdisho.
Wararka horudhaca ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhashay gaadhi la dhigay wadada, gaar ahaan inta udhaxeysa Isgoyska Dabka iyo Sayidka.
Qof goobjooge ah ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaadhi lagu xidhay waxyaabaha qarxa oo ah nuuca Soomaalida u taqaano gaadhi ( Qooqan Ama Xaajiyad )
Illaa iyo hadda si dhab looma oga khasaaraha ka dhashay qaraxa,