Daawo Muuqalka” Kaluumaysato Turki Ah Oo Gaadhay Magaalada Saylic Shaaciyayna In Ay Dhisayaan Masjidka Taariikhuga Ah Ee Qiblatayn
November 2, 2018 - Written by Berbera Today
Saylac(Berberatoday.com)-Ganacsato kulameysato ah oo ka socota dalka Turkiga ayaa waxaa ay gaadheen magaalada Saylac isla maraana waxaa ay bookhtey masjidka Taariikhiga ah ee ay dhistey dawladii Cismaaniyiintu ee loo yaqaano Qiblateyn-ka taas oo ay shaaciyeen inay dib u dhisi doonan