Daawo Muuqalka”Baashe Morgan Oo Ku Dhawaaqay Inay Maxkmad La Tiigsan Doonaan Xirsi Cali Xaaji Xasan Cadaynta Xasuusta Siilanyo Ee Luntaya Laga Rabo
November 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Kenya Baashe Cawil Morgan isla markaana uu sodog u yahay Ex Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu kahadlay Buuga uu dhawaan Qoray Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan oo qeyb ka mid ah ku qoran tahay in Madaxweyne Siilanyo xasuustiisu Luntay
Wakiil Baashe Morgan waxaa uu sheegay in arinta bugaasi ku qoran ay tahay been cad isla markaana ay Cadeynteedii Xirsi uga fadhiyaan isaga oo sheeganaya inuu matalayo Qoyska reer Siilanyo ee uu xidiidka layahay isaga oo Ku hanjabay inay maxkamada la tiigsan doonana Xirsi Cali Xaaji Xasan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan