Daawo Muuqalka”Wasiir Sacad Cali Shire Oo Shaaciyey Nooca Ay Yahiin Arimo Ay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Jabuuti
November 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland oo safar ku tagay dalka Jabuuti ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan uu la yeedhay madaxweynaha jabuuti iyo arimaha ay ka wada hadleen