Daawo Muuqalka”Booliska Somaliland Oo Shaaciyey Nooca-yada Ay Yahiin Danbiyadii Sanadkan Ka Dhacay Somaliland Iyo Tiradooda
November 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka booliska Somaliland ayaa waxaa ay maanta u dabaal degeen sanad guuradii 25 aad ee aas aaskooda , waxaana hogaanka hawl galintu uu shaaciyey tirade iyo nooc-yada ay yahiin kiisaska sanadkan Somaliland ka dhacay , waxaana uu sheegay in sanadkan ay somaliland ka dhaceen 19,664 danbi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/ZO6arJvWcdw
Berberatoday.com