Daawo Muuqalka”Golaha Wakiilada Somaliland Oo Soo Saaray Warbixino Xasaasiya Si Gaar Ahna Fartana Ku Fiiqay Saldhiga Milatari Ee Berbera
November 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay maanta soo bandhigeen war bixino ku saabsan kormeero ay guddida arimaha guduhu soo martey , taas oo ay qeyb ka tahay Saldhiga Imaaraadka ee Berbera