“Waddani Diidmada Komishanka Uu Ku Sababeeyay Ayuun Baan Sax Ahayne, Waa Komishan Aad U Liita”Cali Guray,
November 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-iyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Caliguray)Oo kamida siyaasiyiinta xisbi xaakimka Talada haye ee kulmiye ayaa komishanka doorashooyinku ku dhaliilay kuwa aan gudan karayn shaqadoodii taasi oo aanay jirin cidka hortaagan in ay bilaabaan hawlaha uyaala,
Sidoo kale Cali Guray ayaa farta ku fiiqay dhaliisha ay komishan ujeedinayaan xisbiga wadani In aanay ahayn mid sax ah balse ay jiraan dhaliilo kale oo ay leeyihiin kuna tilmaamay kuwo liita.
