Arinta Xasuuqii Deegaanka Jaamac Dubad Oo Soo Laba Kacleeyey Iyo Baaq Loo Diray Madaxweynaha Cusub Ee Soomalida Itoobiya
November 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ibraahim Saleeban Xassan oo ka mid ah wax garadka ka soo jeeda deeganka Gaashamo ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada deegankaasi isaga oo sheegay in xukuumada cusub ee Mustafe Cagjar aaney waxba ka qabanin xasuuq uu sheegay in uu ka dhacay deeganka Jaamac Dubad