Daawo Muuqalka”Xisbiga UCID Oo Guddi U Magacaabaya Shirkii Talo Qaran Ee Xisbiyada Mucaaridku Ku Dhawaaqeen
November 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu sida ugu dhakhsaha badan u magacabi doono guddi u shirkii talo qaran ee dhawaan xisbiyada mucaaridka Somaliland ay ku dhawaaqeen