Daawo Muuqalka”Afhayeenkii Guddidii Nabadeynta Ceel Afweyn Oo Ka Hadley Dil Xalay Deegankaasi Ka Dhacay
November 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Ismaciil Dheeg oo ahaa afhayeenkii guddidii nabadeynta Ceel Afweyn ayaa waxaa uu ka Hadley dil habeenkii xalay aheyd ka dhacay deeganka Darar Weyne ee degamada Ceel Afweyn
Sheekha ayaa waxaa uu fariin u diray beelaha halkaasi wada dega waxaana uu ku baaqay in si deg deg ah loo soo qabto gacan ku dhiiglihii dilka xalay geestay