Daawo Muuqalka” Xubin Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Wasiirka Maaliyada Somaliland Ku Eedeyey Sharci Jabin
November 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Xussen Axmed Ceydiid oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu wasiirka wasaarada maaliyada ku eedeyey inuu jabiyey xeerarkii iyo sharciyadii dalkan u yaalay , kadib markii uu sameeyey cashuuro kordhin aanu awood u laheyn
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkaa Warkan
https://youtu.be/apfzr6v84v4?t=44
Berberatoday.com