Daawo Muuqalka”Siyaasi Cali Waran Cade Oo Si Adag Uga Hadlay Dilka Ka Dhacay Deeganka Ceel Afweyn
November 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyasiga Cali Maxamed Waran cade Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland oo ku sugan dalka Australia ayaa waxaa uu ka Hadley dil ka dhacay deeganka darar weyne ee Degamada Ceel Afweyn