Daawo Muuqalka”Xildhibaan Axmed Gacan Oo Gudoomiye Gudoomiyaha Guurtida Eedeymo U Jeediyey
November 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Axmed Gacan oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu gudoomiyaha guurtida ku eedeyey in mudadii uu golahaas gudoomiyaha ka ahaa ay isku dhex milmeen xukuumadii iyo golaha guurtidu
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan