Daawo Muuqalka”Cuqaal Burco Ka Hadlay Oo Fariin Guno Kordhina Ka Dalabaday Madaxweyne Muuse Biixi
November 8, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Cuqaasha gobalka Togdheer ayaa waxaa ay cabasho xoogan ay ka muujiyeen xukuumada madaxweyne Muuse Biixi , waxaana ay xukuumada ka dalbadeen mushaharka ay xukuumada Siiso