Daawo Muuqalka”Wasaaradda Gadiidka S/Land Maxay Ka Tidhi In Khilaaf Soo Dhexgalay Wasaaradda Maaliyadda
November 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Gadiidka Somaliland ayaa waxaa ay ka hadashey wararka sheegaya in uu jiro khilaaf soo kala dhex galay iyaga iyo wasaarada maaliyada oo ku saabsan bixinta sumada cusub ee gadiidka .
Wasaarada gadiidka ayaa meesha ka saartey wararka sheegaya in uu khilaafkaasi jiro .