“3800 Meherood-Baa Kacay Sannadkii Xukuumaddani Jirtay”Sheekh Aadan Siiro Daawo Muuqaal
November 9, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa uu khudbadiisii saalada Jumce kaga hadley xaaladaha adag ee uu maanta dalku maraayo
Sh Aadan Siiro ayaa sheegay in mudadii sanadka aheyd ee xukuumadani jirtey in 3800 oo meheradood ay kaceen gabi ahaantood-ba
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan