Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo War Ka Soo Saartay Dacwada Laga Gudbiyay Telefiishanada Saab Iyo Star
November 9, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa ka hadlay dacwad ka dhan ah Telefiishanada Saab iyo Satar oo uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland u gudbiyay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka