berberatoday.com
Cidii Ka Dambaysay Isku Daygii Dil Ee Uu Ka Badbadey Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Oo La Shaaciyey
November 12, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya Berhanu Sejaay ayaa sheegay in saraakiisha ciidamada amaanka iyo kuwa sirdoonka dalkaasi ay ku lug lahaayeen isku daygii dil ee uu ka badbadey ra’isal wasaaraha dalka Ethiopia Abey Axmed bishii June .

 

Qoraal kasoo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalkaasi oo lagu baahiyey wakaaladda wararka ee rasmiga ah  ayaa lagu sheegay in sidoo kalena ay go’aansadeen in shaqada laga joojiyo si ku meel gaadh ahna loo xidho saraalkii Janaraalo ay ku jiraan  oo looga shakiyey arrimo musuq maasuq.

Jeneraaladan ayaa gacanta ku hayey dhismaha  xafiisyo  loo dhisaayo ciidamada dalkaasi , waxaana xafiisyadan gacanta ku haysay shirkad lagu magacaabo Metek .

Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in sidoo kale xabsiga loo taxaabay 40 ilaa 60 sarkaal oo ka tirsan shirkadda Metal oo ay ciidamadu lee yihiin iyo Injineero ka tirsan shirkadda kale ee lagu magacaabo METEK iyo xubno ka tirsan ciidamada amaanka iyo kuwa sirdoonka dalka Itoobiya.

Dawladda Itoobiya ayaa sidoo kale gebi ahaanba joojisay mashruucaasi la siiyey shirkadda ciidamada ee Metal  iyo Injineeradda shirkadda Metek  oo lagu dhisaayey Dhaamka Nahda, iyada oo ay dib u dhacday waqtigii loogu talo galay in la dhameeyo mashruuca oo loogu talo galay in la dhameeyo shan sanno gudohood 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews