Daawo Muuqalka”Shacabka Reer Burco Siday U Arkaan Isku Shaandheyntii Madaxweyne Muuse Biixi Sameeyey
November 12, 2018 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Shacabka magaalada Burco ayaa waxaa ay ka hadleen sida ay u arkaan isku shaandheyntii uu madaxweyne Muuse Biixi shalay ku sameeyey golihiisa xukuumada