Daawo Muuqalka”Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Amaro Culus Ku Soo Rogtay Huteeladda
November 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda arrimaha Gudaha Somaliland ayaa amaro culuss ku soo rogtay huteeladda dalka, Waxaana amarkaasi ku dhawaaqay Wasiir ku-xigeenka arrimaha Gudaha Maxamed Muuse Diiriye.
Dhinaca kale Waxaanu wasiir ku-xigeenku sheegay in aan lagu caweyn karin Huteeladda waa weyn ee lagu caweeyo wixii ka dambeeya 11:00 habbeennimo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka