Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Eedaysaneyaal Lagu Soo Qabtay Khamri Ay Ka Ganacsanayeen.
November 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamadda Gobolka Maroodijeex Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Eedaysaneyaal Lagu Soo Qabtay Khamri Ay Ka Ganacsanayeen.
eedaysaneyaashan xukunka lagu riday ayaa laba nin ka koobnaa, waxaanu mid kamid ahi u dhashay dalka Ethiopia, waxaana lagu soo qabtay khamri gaadhaaya 995 litir oo khamri ah