berberatoday.com
Shirka Falanqaynta Qabyo-qoraalka Siyaasada Qaran Ee Maalgaashiga Somaliland oo Hargeysa Ka Furmay
November 12, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda horumarinta Maalgashiga Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka furtay kulan lagu falaanqaynayo qabyo qoraalka siyaasada qaranka ee Maalgashiga dalka.

Kulankan oo ka qayb soomay Hotel Ambasador ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiiro ka tirsan xukuumada, Madax ka kala socotay Hay”addaha Caalamiga iyo kuwa maxaliga ah ee danaynaya Maalgashiga Somaliland, Masuuliyiin ka socota shirkadaha, Ganacsato iyo Khubaro ku xeel dheer cilmiga Maalgashiga iyo hir gelintiisa.

Ugu horayn waxa halkaasi sharaxaad ka bixiyay maraaxilkii uu la soo maray qorshani iyo sidoo kale ujeedooyinka gaar ahaaneed ee ay ka leeyihiin ka wasaarad ahaan Agaasimihii guud ee Wasaarada Maalgashiga Axmed Abokor.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews