Wasiir Faratoon Maxuu Ka Yidhi Xilka Wasaarada Arimaha Dibada Ee Loo Magacaabey”Daawo Muuqal
November 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashad Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon oo dhawaan madaxweyne Biixi u magacaabey wasiirka wasaarada Arimaha dibada ayaa ka hadley sida uu xilkaa su arko
Wasiir Faratoon ayaa sheegay in xilkaas madaxweyne Biixi ku war galiyey intii aanu u magacaabin isla markaana uu ku qanacsan yahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan