13 Sano Jir Feedhyahan Ah Oo U Dhintay Feedh Lagu Dhuftay
November 14, 2018 - Written by admin
Bankok(Berberatoday.com)-Geerida wiilkan 13 sano jirka ah ayaa sababtay jug ka soo gaadhay cayaar dhanka feedhka ah. Wiilkaan oo lagu magacaabo Anucha Kochana ayaa la sheegay in jug maskaxda ka soo gaadhay uu dhintay laba maalmood kadib cayaartaasi.

Dhacdadaan ayaa horseedday cadaadis cusub oo ku aaddan in cayaarta feedhka ee caruurta laga joojiyo dalka Thailand. Waxa uu ka qeeyb qaatay 170 dagaal oo dhanka feedhka