Daawo Muuqalka”Cabashadii Buugii Uu Qoray Wasiir Guribarwaaqo Oo Soo Laba Kacleeysey Iyo Dacwadii Oo Meel Kale Haweenku Ugudbin Doonaan
November 14, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haweenka Beesha Ciidagale oo mudooyinkii ugu danbeeyey cabasho ka muujinaayey buug uu Qoray wasiir Guribarwaaqo ayaa waxaa ay fariin u direen golaha Guurtida Somaliland oo arintaasi hore guddi ugu saarey , waxaana ay ku baaqeen in arintaasi si deg deg ah jawaabteeda loo soo dadajiyo.
Sidoo kale haweenkani waxaa ay sheegen in hadii cabashadooda waxba laga qaban waayo in ay Haaya’dda ha xuquuqul iinsanka ay arintooda u gudbin doonan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan