berberatoday.com
Libaax Dhal Ah Oo Si Lama Filaan AH Loogu Dhex Arkay Caasimad Ku Taala Qaarada Yurub
November 14, 2018 - Written by admin

Paris(Berberatoday.com)-Booliis gaaf wareegaya Champs-Élysées oo ku taalla magaalada Paris ayaa helay war sheegaya in libaax uu ku dhex jiro gaadhi qaali ah.

 

Gaadhigaas oo sugaya nalka cagaaran ayay markaas askartu ku arkeen darawalka oo sawirro la galaya libaaxa.

Ninkaas oo 33 jir ah ayaa ku adkaystay “in xayawaanka uu wato ay bisad tahay” balse markii dambe waa la xidhay

Kumaa ka nasiib badan ninka ka badbaaday mas, libaax badeed iyo madax-kuti?

Libaaxa dhasha ah oo dhadig ah ayaa jirta labo bilood iyo bar waxaana la geeyay goob xayawaanka lagu xannaaneeyo oo ay leedahay hay’ad lagu magacaabo “30 Millions d’Amis”.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews