“Qofkii Raba In Uu Dadka Kala Qaybiyo Ha Iskaga Tego Jabuuti..” Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele”Daawo Muuqal
November 14, 2018 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu meel fagaare ah kaga baaqay in cidii dadka reer Jabuuti kala qeybineysa ee qabyaalad soo dhex dhigta shacabku ay iskaga baxdo dalka Jabuuti
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Lr5OPDXzm3Y
Berberatoday.com