Dawlada Jabuuti Oo Si Lama Filaan Ah Uga Hadashey Cuno Qabateynta Hubka Ee Laga Qaadey Eretria
November 15, 2018 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Jabuuti ayaa waxaa ay qaraar ka soo saartey Go,ankii xalay golaha amaanka ee Qaramada Midoobey uu xayiraada hubka kaga qaadey Dawlada Eretria
Dawlada Jabuuti waxaa ay sheegtay inay soo dhaweynayso cuna qabteynta hubka ee laga qaadey Eretria isla markaana ay dalbaneyso in la soo daayo maxabiista Jabuuti ee uu xidhan Eretria
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/br6big8_LIg